Ma ogtahay shimbirka keliya ee haweysta in uu dhibaateeyo gorgorka in uu yahay tukaha?
Intuu dhabarka ka fuulo gorgorka ayuu afkiisa madaxa kaga garaacaa.
Laakiin gorgorku xanaaq iyo dagaal ugama falceliyo iskudayga daciifka ah ee tukaha ee waxa uu sameeyaa in uu isaga oo dhabarka ka saaran ayuu cirka ula duulo.
Ilaa uu ka gaaro hawada meel dheer oo uusan tukaha heleyn hawo uu ku neefsado, ka dibna isaga oo naqasku ku xiranyahay ayuu iska soo dhacaa.
Sida gorgorka waxaa la mid ah adiga. Inta aad nooshahay waxaa ku soo maraya dad sida tukaha oo kale isku daya in ay gadaal kaa dhibaateeaan.
Ha u bixin ee hawshaada iska wado, marka ay arkaan hor u socodkaaga iyaga ayaa fashilmaya.