Add Isbarasho to your home screen
Get the full app experience
How to install as an app
Tap Share in Safari, then tap Add to Home Screen
Community Ficiladaan haddaa samayso moobeelka balwad ayuu kugu noqday

Ficiladaan haddaa samayso moobeelka balwad ayuu kugu noqday


1. Waxaad joogta u soo bixisaa ama mar kasta gacanta ugu heysaa moobeelka.
2. Waqti badan ayaad maalintii ku bixisaa isticmaalka moobeelka.
3. Hurdada ayaad ka soo kacdaa si aad u fiiriso in fariimo cusub ama like kuu soo dheceen.
4. Walwal ama stress ayaa dareentaa marka uu moobeelka kaa maqanyahay.
5. Marka baabuur aad wado ama aad socoto ayaad moobeelka isticmaashaa.
6. Waqtiga aad ku bixiso isticmaalka moobeelka ayaa dhibaateeyay shaqadaada ama xiriirkaaga.
7. Marka aad go'aansato in aad iska yareyso isticmaalka moobeelka, mudo yar ka dib waa ku noqotaa.
8. Dad kale ayaa kuu sheegaa in aad moobeelka badsatay.
9. Marka aad familka ama asxaabta la joogto waxaad ku mashquulsantahay moobeelka.