Add Isbarasho to your home screen
Get the full app experience
How to install as an app
Tap Share in Safari, then tap Add to Home Screen
Community 6 talaabo oo aad xasuustaada ku kordhin karto

6 talaabo oo aad xasuustaada ku kordhin karto


Ma tahay qof ku dhib qaba hilmaamka ama ilowshaha? Haddii aad raacdo talooyinkaan waxay kaa caawinayaan in xasuustaada ay siyaado.

1. Hurdo fiican seexo

Hurdo la'aantu hilmaamka way kordhisaa.

2. Dhaqdhaaq samee

Socodka iyo jimcisiga waxa uu kordhiyaa dhaqaaqa dhiiga maskaxda.

3. Akhriska badi

Wax akhrintu waa jimicsiga maskaxda.

4. Iska ilaali stress

Niyad-jabka (depression) iyo stressku waxay kordhiyaan hilmaamka.

5. Cunto caafimaad leh cun

Sida khudaarta, cagaarka, kaluunka, digirta, digaaga iyo hadhuudhka.

6. Qof isku aadan noqo (organised)

Gurigaaga iyo shaqadaada isku aadi, isku dhexyaacu uma fiicna qofka hilmaamka bada.