Add Isbarasho to your home screen
Get the full app experience
How to install as an app
Tap Share in Safari, then tap Add to Home Screen
Community Haddii 10 dollar lagaa xado

Haddii 10 dollar lagaa xado


Haddii aad haysato $86,400 oo uu qof kaa xaddo $10 dollar inta kale ma iska tuuri lahayd?

Jawaabtaadu waa Maya soo maaha?


Hadaba ogoow in maalin walba aad haysato 86,400 oo sakan. Haddii qof uu buuq ku galiyo ama kaa careysiiyo 10 Sakan, ha u ogolaan in uu Kaa burburiyo inta ka dhiman maalinaatada.