Marka aad ku hammido in aad samayso hawl cusub, sida in aad ganacsi bilowdo waa ay kugu qoslayaan marka aad bilaabayso.
Waa ay ku niyad jabinayaan marka aad riyadaada u sheegto iyo qorshahaaga. Waxaa laga dhihi doonaa ma soconeyso iyo waad ku qasaareysaa.
Laakiin waa ay kaa daba-ordi doonaan marka aad guuleysato. Waa ay ku tuugsan doonaan marka aad horumar sameyso. Iyagoo kuu nacablaynaya ayaad arki doontaa.
Shidaal ka dhigo shakiga dadku ay ka qabaan in aad guuleysan karto. Energy ka qaado negative kooda.
Niyad-dhis ka dhigo in aad wax qabadkaaga tusto kuwa aan ku aaminsanayn. Ma jiro dareen ka fiican in aad hadalkooda ku beenayso guushaada.
Waligaa haka niyad jabin riyadaada.