Sida loo bahdilo qofka narcissistiga ah

<< AI Guurdoon Service


Sida loo bahdilo qofka narcissistiga ah
Narcissistigu waa qof daneyste ah oo aan naftiisa maahane cid kale u aaboyeelin.

1. Ha siinin wax muhiimad ah.
2. Waxba ha waydiinin.
3. Arimahaaga ha u sheegin.
4. Waqtigaaga la qaado dadka uu ka faano.
5. Ha raadin.
6. Ka diid rabitaankiisa.
7. Ka dhex gal hadalka.
8. Ku qarxi marka uu faanayo.

Share with friends



Whatsapp
Telegram

AI calafkaaga hakuu raadiso adiga oo jiifa