3 qof waa in aad cafisaa

<< AI Guurdoon Service


3 qof waa in aad cafisaa
1. Waalidkaa - Qalad kasta oo ay kaa galaan dhibka ay kaa soo mareen ayaa ka badan.

2. Naftaada - Wax kasta oo xumaan ah ee aad soo sameysay ka cafi naftaada, hore u soco, oo yaysan wixii la soo dhaafay kaa burburin mustaqbalka.

3. Qofka qalad mar kaa gala - Waxaa la dhahaa mar waa qalad dhacay, mar labaadna waa doorasho. Qofkii qalad markaa galay iska cafi. 

Cafisku waxa kuu naftaada siinayaa nabad-galyo. 

Share with friends



Whatsapp
Telegram

AI calafkaaga hakuu raadiso adiga oo jiifa